Wararka ciyaaraha

 


Kooxda Chelsea ayaaa ogalatay heshiis ay kula soo saxiixanayso 20 jirka weerarka ooga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Jamie Gittense ;

Ciyaaryahankaan heetk caalami ee dalka England U21  ayuu ka qaybaqaatay 12 gool iyo shan caawin 48 kulan oo tartamada oo dhan ah oo uu ciyàray naadiga Dortmund xili ciyaareedkii hore 

Comments

Popular posts from this blog