Posts

Wararka ciyaaraha

Image
  Kooxda Chelsea ayaaa ogalatay heshiis ay kula soo saxiixanayso 20 jirka weerarka ooga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Jamie Gittense ; Ciyaaryahankaan heetk caalami ee dalka England U21  ayuu ka qaybaqaatay 12 gool iyo shan caawin 48 kulan oo tartamada oo dhan ah oo uu ciyàray naadiga Dortmund xili ciyaareedkii hore 

Xaalka soomaliya

Image
 Quus .sakeey ayeey gabdhaan ardayada ah gurigoodi ka tagtay Balse nasiib daro  Gabadhaan waxeey soolabatay hoygii ay ku hoyanaysay oo ay dowladu dhulka la sintay